Daawo: Xisbiga UCID Oo Xadhiga Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ku Tilmaamay Mid Argoosi Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiga UCID Oo Xadhiga Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ku Tilmaamay Mid Argoosi Ah
June 22, 2014 - Written by Editor:

Hargeysa (Wajaalenews) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay inay xisbi ahaan cambaaraynayaan xadhiga Guddoomiyaha Garabka haweenka Xisbiga UCID Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo Todobaadkii hore Xabsiga loo taxaabay.HALKAN KA DAAWO

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS