|
|||||
WAJAALE NEWS
caqli xumaa . abeeso dhul u eki bay kugu dishaa
.By Jaamac Aadan Mire.
June 13, 2014 - Written by Wariye:caqli xumaa . abeeso dhul u eki bay kugu dishaa….By Jaamac Aadan Mire ASC waxan la yaabay hadalka gudoomiyaha wadani ciro muxuu yiri gudida doorashooyinka sagaal halaga dhigo maba xuma ee siduu u qaybiyey sadex iyo sadex waxaynu ognahay in isaga iyo ucid ay shuraako noqdeen iyagoo u midoobay kulmiye hada xisbi ahaan maah sadexda xisbiba haday danta dalka u midobaan waa oki oo talo wadayeeshaan waaba oki hadaanu odhan sadexda xisbi iyo golaha is magcaaby cirooy sidee isku saami u noqon kartaan xisbigii doorashada idinkaga guulaystay 51% adigoo helay 28% caqli kale keen jarmalow mari mayso -shuuciyow mari mayso ninkasaa la leeyahay dal ha hogaamiyo hada isagu wuxuu is leeyahay daacda halaguu arko oo si siman wax u qaybi laakiin xisbigaaga ka bilow daacadnimada oo reeraa kale halaga dhex arko ciroy uma jeedid tartan hadii aad shacab iyo dad haystid xilka gudoomiye nimada wareeji ama shantan danbena iska ahow gudoomiye nimadaada oo dabada hay doorasho inaanay dhicin waxaad tahay qofka kaliyee jecel inaan doorasho qabsoomin runtii — xaydha jecli beerka jecli ayaad ku jirtaa kala baranay waaryaa beentiyo runtii waxana taas ka markhaatiya hadalkii RAYTE ee fahamku ku yaraa maxaa qofkasta siyaasi lagu sheegay hada parlamenkan qofkastoo wax qora waxna akhriyaa waa soo geli karaa oo dugsi sare ka baxay oo taageero cod ka haysta dadkiisa hadhowna waa SIYAASI — 1988 .DAGAALADII ANOO FASLKA SIDEEDAADA AYAA DAGAALKU DHACAY SHAHAADO DUGSI SARE OO BUGANA WAAN HAYSTAA DOORASHADANA WAAN U TAGANAHAY PARLAMENKA IDHAHA SIYAASI HADHOWNA WALIBA AFKU XOOGLENIMADANA WAAN AQAAN RUN SHEEG -WAA ALE YAQAAN WAXAA TAAS KA SII DARAN MUUMINSEED OO LEH XISBIGA QAWAANIINTIISA KUMA JIRTO IYO WAA WIXII KULMIYE ISKU QABTAY SEEDOW XISBIGU WAA DIMOQRAADI WAANA LAYSLA KAA SOO SHARIXI KARAA XISBIGUNA KU BUR,BURI MAYO YAA HADHSAN FAYSAL CALI WARAABE OO YIRI SOMALILAND WAY BURBURAYSAA OO XAMAR LA HAYSTA MAANTANA MUXUU YIRI DAGAALKA JIBOOYINKU WAA KII KONFURTA AANU LAHAYN HA DHISANTO KU BURBURI LAHAYD MAXAA ISAGA KOONFUR KA GALAY SHACABKA WAXAN ODHAN LAHAA WAAR MAYNAGA HUBTAAN JAMAALOW XISBIGU MA YAHAY XISBI DANAHA SOMALILAND KA TURJUMAYA UNA DAACADA MASE TAHAY MUSHARAX XISBI FAYSAL WAXAA LA LEE YAHAY QOF KALUU SOO WADAAYE ADNA MAXAAD SAMAYN MASE KU TAGAAGEERSAN YIHIIN GOLAHA DHEXE IYO KAN FULINTU FAYSAL ARINKISA MA KULA SOCOTAA MISE ADIGAABA LAFAHAAGA UGA BAQAYA OO WAA MEESHA KU MAXAAFSADA KOLAY TAGEERO BADAN DADKA IYO DALKA KUMA HAYSAANE BAL AFKIINA UUN HAGAAJISTA OO DAWLADA IYO QADIYADA SHACABKA KALA SAARA KALANA KALA GARTA MAALINKASTA HADAL SUMCADIINA WAX U DHIMAYA HALA SOO TAAGNAANINA UUNE TOLOW MIYAANAY TAAGEERAYAASHOODU AHAYN QAAR WAX FAHMAYA HADALKA KIISA MUNAASIBKA AH IYO KAN KALE KALA GARANAYA MISE SIDAN BAY DAN MOODEEN WAA WADA CALI GURAY .CAQLI GURAY — SHACABKA WAXAN LEEYAHAY ISKA JIRA NINKII LOO HEESAY EE LA LAHAA ,.GAAN,GAANBIYAHA GAANGAANBIYAHA GABASHADA XUNLEE GUMAR IYO KA JECEL GUUNYO ADUUN LIBIN GASIRIYO GARAN WAA KA JIRA .GUUSHA ,GOBANIMADA HALA ILAALIYO WA BILAAHI TAWFIIQ TUSE-TOOSIYE-TILMAAME XUDUN .SOOL .SLAND Related posts:War-saxaafadeed: Hambalyo Xuska Sannad-guurada 27aad Iyo Doorka Jaalliyadaha Somaliland Ee Wadamada ... Jabuuti Iyo Eritrea Oo ka Dad Yar Itoobiya Iyo Kenya Midna Ma Hungurayn karaan Badoodda, Balse Waxay... Raysal wasaaraha ETHIOPIA dr. Abiy Ahmed shaqsi ka miisaan iyo Saamayn badan Sidii laga Saadalinayay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|