|
|||||
WAJAALE NEWS
Brazil Oo Rigoodhayaal Ugu Gudubtay Wareega 8-da Koobka Aduunka Daawo Sawiro;
June 28, 2014 - Written by Editor:Xulka wadanka Brazil oo ku sigtay in laga reebo koobka aduunka ee ay marti gallinayaan, ayaa rigoodhayaal 3-2 ah kaga adkaaday xulka Chile , sidaasna ugu gudbay wareega 8 da ee koobka aduunka. David Luiz ayaa hogaanka u dhiibay Brazil qaybtii hore ee ciyaarta , shabaqana ku hubsaday goolkii koowaad, kahor intii aanu barbar dhaca u dhalinin Chile, weeraryahanka naadiga Barcelona Alexis Sanchez.
Related posts:DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deeq Kuraas Ah Gaadhsiiyay Degmooyinka Allaybaday Iyo Ge... DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Xukuumadu Kula Kacday Qoyska Ina Xasan Dalab... Iskaashatooyinka Booyadaha Biyaha U Dhaamiya Hargeysa Oo Dhigay Mudaharaadyo Shaqo Joojin Ah Oo Ay K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|