|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Aqoonyahan Mustafe Suleeman Cilmi Oo Si adag Uga Hadlay Xaalada Uu Wadanku Marayo Baaqna U Diray Madaxwayne Silaanyo Iyo Shacabka Reer Somaliland
June 12, 2014 - Written by Wariye:
sidoo kalena baaq u diray madaxwaynaha jamuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo) iyo shacabka somaliland, isagoona shacabka reer somaliland uga mahad celiyay sida ay amaan kooda u ilaashanayaan ayna mar walba uga foojigan yihiin cadowgaada. waxa uuna intaas ku daray in ciidamada amaanka iyo laamaha shaqada kuleh ay shacanka reer somaliland u ururiyaan lacag ay shidaal ka dhigtaan laakin aanay u isticmaalin shacabka ay masuulka ka yihiin .
Hargaysa Office Wajaale News Email:habane00@gmail.com Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabasho Uga Timi Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay D... Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Harg... Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Qabanayaan Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxwaynaha COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|