Aafada Tahriibtu Nin Walba Gurigiisay Ku Saamaysay Waa Arrin Ubaahan, In Laga Midoobo !!!!!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aafada Tahriibtu Nin Walba Gurigiisay Ku Saamaysay Waa Arrin Ubaahan, In Laga Midoobo !!!!!!
June 6, 2014 - Written by Wariye:

malaha waxaa fiican in dadkaba layidhaahdo soo guura ha arkaan dhibta iyo waayaha yaala YURUB waxaana la yaaba HOOYO AMA AABO

Waxaan salaamayaa dhammaan shacabka iyo saxaafadda waxaan saaka

 la sare kacay dhibta aafada tahriibta oo  dhallinyadaii, iyo dadkii dalkii ka soo qulqulayaan oo

dalkii iyo rajadiiba iska dhigay, waa wax aad u cajiiba in dalkii dhammaa la naco oo loo naco meel aan

waxba kayga soo horayn oo annagii joognay aanu kasoo jeedno, malaha waxaa fiican in dadkaba layidhaahdo

soo guura  ha arkaan dhibta iyo waayaha yaala YURUB waxaana la yaaba HOOYO AMA AABO  aan waxba hayn

oo lagaga nixinayo magafe  oo leh soo dhiib 5,6 ama 7 kun oo doolar waa wax cajiiba oo laga naxo

waxaan ka codsanaynaa hay,adaha socdaalku inay xoojiyaan  xakamaynta  socodka, ama  joog taynta ilaalinta xuduudaha dadkani maraan,

 

 

Ahmed h Dubbe

Sweden

COMMENTS
LINKS