Xukuumada Oo Bilowday Inay Caydo Xusbigii Ay Kasoo Baxday Iyo Wargayska Dawan Oo Noqday Xarunta Fidinta Xumaanta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Bilowday Inay Caydo Xusbigii Ay Kasoo Baxday Iyo Wargayska Dawan Oo Noqday Xarunta Fidinta Xumaanta
May 10, 2014 - Written by Editor:

Xumaanta sayid gaab xurama darada baashe moorgan,iyo xishood la,aanta xirsi waxay jarka xuuri doontaa xukuumada siilaanyo

HARGEISA(Wajaalenews);Waxaa maalmahan soo ifbaxaya fadeexado isbarkan oo kazoo burqanaya wargayska ku hadla afka xukuumada ,weerarna ku qaaday masuuliyinta hogaamiya xusbiga kulmiye oo ah kii ay kasoo baxday xukuumada haatan talada haysaa arinta ayaa ka yaabisay dadwayanaha reer Somaliland ,waxayna lafjab ku tahay xukuumad iyadii istabcaynaysa dhaqaalihii qarankana lagu weerarayo kuwii siilaanyo kursiga saray,

Wargayska dawan ayaa waxaa gacanta ku haya madaxwayne siilaanyo inan uu sodog u yahay kaasi oo  awaamiirta dhabta ahsiiya sayid oo ah wariyayaashii idaacadii horyaal ee madaxwayne siilaanyo ku caytabi jiray xiligii uu mucaaridka ahaa. Haatana waxaa lagu aflagaadaynaa xildhibaandii qaranka iyo gudoomiyaha kulmiye muuse biixi cabdi bal  aan eegno qoralada kusoo baxay wargayska dawan ;;

 

Siyaasi Afkiisa Isku Tafaafulay, Xisbigana Ku Talaalaya Sunneyaal Aan Maan-gal Ahayn

muuse biixi ayuu qoraalkani ku socdaa,

dhinaca kale waxaa aflagaado joogta ah loogu qoraa xildhibaan qabile oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo dhawaan wax kasheegay khudbadii madaxwaynaha ka horjeediyay labada gole qaran isagoo naqdiyay hadaladii madaxwaynaha

Waxaa loo soo adeegsaday xildhibano kale waxayna ku tilmaamayaan qaran dumis ninka khudba madaxwayanaha wax ka sheegaa maqaran dumisbaa?bal hada eeg ciwaanka hoos ku qoran.

“Waxaan u Arkaa Inuu dambiile Qaran yahay, sharcigana la mariyo Qabile”

Xildhibaanada ayaa kala ah xildhibaan bukhaari iyo xildhiban  axmed ducaale bulaale,

Waxaan leeyahay wargayska dawan ma afxumada ayuu can ku yahay waxaana aroorkasta loo qaybiyaa xafiisyada dawlada iyadoo aanu xanbaarsanayn wax horumara cay mooyaane

Waxaan gaba gabadii o dhan lahaa tala xumada masuulinyiinta hala sugo halka aysiilaanyo dhigto

Xumaanta sayid gaab xurama darada baashe moorgan,iyo xishood la,aanta xirsi waxay jarka xuuri doontaa xukuumada siilaanyo

 

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

QALINKII MAXAMED AXMED XIRSI

COMMENTS
LINKS