|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Hada Kulan Ku Leh Magaalada Muqdisho Kulankaas Oo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne Xasan Sheikh .
May 5, 2014 - Written by Editor:Muqdisho(Wajaalenews)Sida aan wararka ku heleyno waxaa xiligan Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho kasocda kulan ay kasoo qeyb galeen xildhibaano tiro badan kaa oo looga soo horjeedo Siyaasada uu xiigan ku shaqeeyo Madaxweyaha Soomaaliya. Kualanka ay leeyihiin Xildhibaanada kasoo horjeeda Madaxaweynaha Soomaaliya ayaa ah mid hada socda , waxaana Xildhibaanada ay dhaliil usoo jeediyeen Madaxweynaha Soomaaliya Siyaasada uu xiligan Dalka ku hogaaminayo. Mid kamid ah Xidhibaanada kulanka ka qeyb galaya oo la hadlay Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegay in kulan uu yahay mid xasaasi ah , waxa uuna intaa raaciyay in kulan marka uu dhamaado Xildhibaanada ay soo saari doonaan bayaan rasmi ah.
Wajaalenews.net Hargeuisa/office Related posts:Daawo:“Dawladani Way Jilicsan Tahayee Hadaan Anigu Madaxwayne Dalka Ka Ahaan Lahaa Waan Dili Lahaa W... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo ka Qaybgalay Siyaarada Xaaji Daahir Cabdil... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Heshiis Si Qorsoodiya Ay Maamulka Somaliya Ula G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|