WAR DEG DEGA;Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa damaanad kusii daysay maanta Guddoomiyaha iyo tafaftiraha wargeyska Haatuf | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA;Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa damaanad kusii daysay maanta Guddoomiyaha iyo tafaftiraha wargeyska Haatuf
May 27, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Gudoomiye yuusuf cabdi gaboobe iyo tafatiraha wargayska ayaa mudo ku xidhnaa cadaalad daroLabadan masuul ayaa waxa ay xabsiga ku jireen laba toddobaad iyo maalmo ka dib markii ay maxkamada gobolku ay xabsiga u taabtay bishan 10 keedii

Mudo kadib ayaa waxa damaan golaatay  maxkamada hargaysa oo marka horena iyadu xidhay

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS