|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Booyada Shiidal Siday oo ku Hor Qaraxday Guryo Iyo Khasaare Ka Dhashay+Sawiro.
May 4, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News) Hal Guri oo ku yaalla Xafaada Shacabka ee Magaalada Hargeysa ayaa ku shuf beelay kadib markii ay ku qaraxday Booyad Shiidal Siday oo Agmareysay Gurigaasi. Qof goob jooge ah ayaa Wajaalenews u sheegay in dadkii guriga degen badankoodi laga badbaadiyey balse 2 qof oo midi yahay Kirshbooygii gaadhi ay dabkii ku dhawacmeen. Booyadan ayaa waxay siday shiidal waxanay ku horqalimantay Gurigaasi hortiisa in yar kadibna way qaraxday. hadaba waxii warara ee ka soo kordha kala soco wajaalenews.com Wajaale News Hargaysa Office Email:wajalenews@gmail.com Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Khudbad Sanadeedkii Madaxwayne Siilanyo May Ahayn Wax Ka Badan Hadalo Fiic Fiican Oo La Taxay. Waxay... Daawo:C/raxmaan Ciro Oo Hada Hadlay Kana Hadlay Mudaharaadkii Ay Dhigeen Shaqaalaha Dekeda Berbera,X... Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Gacan ku Dhiiglihii Diley Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|