WAJAALE NEWS

Shabakada Wararka Ee Wajaalenews Oo Hambalyo Aroos Udiraysa Abwaan Axmed Aw Cabdilahi Adan Iyo Saynab Maxamed Adan

hambalyo aroos waShabakada Wararka Ee Wajaalenews Oo Hambalyo Aroos Udiraysa Abwaan Axmed Aw Cabdilahi Adan Iyo Saynab Maxamed Adan oo arooskoodu ka dhacay magaalada hargaysatariikhdu markay ahayd 29/05/2014.

maamulka shabakada wararka ee wajaalenews.com oo siku duuban ayaa dhaamaan waxay hambalyo aroos udirayaan boqorka iyo boqorada Axmed Aw Cabdilahi Adan Iyo Saynab Maxamed Adan  waxana leenahay  illahay haydinka dhigo reerkii isku waara ubad khayrqaban kala hela

aamiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaaamin

Exit mobile version