|
|||||
WAJAALE NEWS
Shabakada Wararka Ee Wajaalenews Oo Hambalyo Aroos Udiraysa Abwaan Axmed Aw Cabdilahi Adan Iyo Saynab Maxamed Adan
May 29, 2014 - Written by Wariye:
maamulka shabakada wararka ee wajaalenews.com oo siku duuban ayaa dhaamaan waxay hambalyo aroos udirayaan boqorka iyo boqorada Axmed Aw Cabdilahi Adan Iyo Saynab Maxamed Adan waxana leenahay illahay haydinka dhigo reerkii isku waara ubad khayrqaban kala hela aamiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaaamin COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|