|
|||||
WAJAALE NEWS
Mudaharaad Falastiinyiinta Wax Ka Barta Jaamacadaha Yuhuudu Ku Diidan Yihiin Siyaasad Israel Ku Kala Qaybinayso Daawo Vedio.
May 8, 2014 - Written by Wariye:Qudus (Wajaale News):- Boqolaal ardayda wax ka barata jaamacadaha Israel ee Falastiiniyiinta ah, ayaa sameeyay mudaharaadyo ay kaga soo horjeedaan siyaasada Israel ku kala qaybinayso dadka reer Falastiin gaar ahaan Kiristaanka iyo Muslimiinta. Araydan oo dibad baxooda ugu wayn ka dhigay, jaamacada Yuhuuda ee magaalada Qudus waxa ay ardayda Masiixiyiinta ah ee dhalashadoodu Falastiiniyiinta tahay ee Israel ciidamada qorto, ku tilmaameen mid lagu kala qaybinayo midnimadood oo la rabo inay isku dhacaan Falastiiniyiintu dhexdood, dhinaca kale madaxda diinta Masiixiga ee Falastiiniyiinta kiristaanka ah ayaa qorshaha Israel ku tilmaamay mid halis ku ah jiritaanka dadka Reer Falastiin. Wajaale News Related posts:DAAWO; Xaflad loogu Diyaar Garoobayo Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa Ee Muxamed NNKH Oo Arabsiy... Daawo:Prof.Buubaa Oo Ka Hadlay Saldhiga Militari Ee Hakadka La Galiyay Iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi ah DAAWO; Maayar Ku-Xigeenka Gabiley Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashaariicda Laga Hirgalinayo Deegaanad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|