|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaa Ka Jira Wadahadal La Weriyey In Xukuumaddu La Furtay Garaadka Somaliland-diidka Ah ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
May 10, 2014 - Written by Editor:Maxaa Ka Jira Wadahadal La Weriyey In Xukuumaddu La Furtay Garaadka Somaliland-diidka Ah ee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Hargeysa (Wajaalenews)-Wararka ka imanay gobolka Sool, gaar ahaan Tuuladda higladda oo u dhow Tukaraq ayaa sheegaya in shalay wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan kula kulmay Garad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah garaadadda reer Sool ee Maamulka Puntland taageera.
Related posts:Diyaarada African Airweys Oo Duulimaadkeedii Saaka U Hakisay Cilad Aan Badnayn Iyo Ceebaha Dul Hogan... DAAWO;-Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Safarkii Madaxwaynaha Jsl E... Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Dabbaaldegga 20-Guurada Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Xisbiga Kulmiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|