|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kula Kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa Aan Dawliga ahayn,DAAWO SAWIRO
May 4, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa aan dawliga ahayn ee Somaliland oo Madaxweynaha uga mahadnaqay taageerada uu la barbartaagan yahay Haweenka Somaliland inay ka dhex muuqdaan Bulshada inteeda kale iyo In madaxweynuhu uu shacbigiisa u jeediyey Khudbad qiimo leh Maalintii Shirwaynaha Kulmiye. Iyaga oo Madaxweynaha iyo Marwadiisaba Gudoonsiiyey Shahaaddo Sharaf ay ugu talo galeen.
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Difaacayaasha Xuquuqal Aadamaha Somaliland oo Cambaareeyey Xadhigyada Sharci-daradda Ee Xukuumada Si... Maayarka Caasimda Oo Ku Hawlan Sidii Uu u Joojin Lahaa Xeerka G, Wakiilada La Horkeenayo iyo Qaar ka... Jimicsigu Wuxuu Kaalin weyn Kaga Jiraa La Dagaalanka Balwadaha Iyo Helitaanka Caqli Wanaagsan. Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|