Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Birmingham Oo Calanka Somaliland Ka Taagtay Magaalada Birmingham Dhexdeeda Xuska 18 Ka May | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Birmingham Oo Calanka Somaliland Ka Taagtay Magaalada Birmingham Dhexdeeda Xuska 18 Ka May
May 19, 2014 - Written by Editor:

BIRHAM(WAJAALENEWS);Jaaliyada Somaliland ee magaalada birmingham oo calanka Jahamuuriyda somaliland ka dhex taagtay suuqyada magaalada birmingham ee dalka Ingriiska markii ugu horaysay ,waxaana looga dabaal degay Xuska maalinta qaranimada somalilad si heer sare ah oo aan loo kala hadhin.

 Xuska maalinta gooni ay isutaagtay Jahmuuriyda somaliland ayaa ku Beegnayd maanta oo bishu Tahay 18 ka may waxaana dalka Somaliland Jirsatay 23 Sano oo ay ka madax banaanayd dalkii laysku odhan jiray Somaliya.
 Jaaliyda reer birmingham ee somaliland ayaa kala qayb qaadatay Xuska 18 ka may jaaliyadaha kale ee ku nool dalka Ingriiska ee somailand waxaan magaalada birmingham dadka reer somaliland wajiyadooda ka dheehanaysay farxad Iyo rayrayn Xuska maalinta qaranimada somaliland ee 18 ka may awgeed’.
Bisha 24 keeda maalinta sabtida ayaa waxaa dhacay xaflada wayn ee Jaaliyada birmingham ee somaliland ugu dabaal degi doonto 18 ka may waxaan ka soo qayb galaaya Jilayaashii laga Wada daba dhacay ee reer Burco soraan Iyo jawaan oo hada ku sugan London”.photo2
photo6
Alla mahad leh
Jaaliyada reer somaliland ee magaalada birmingham
.

COMMENTS
LINKS