|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Ee Dalka Canada Oo Is Casilay.
December 15, 2014 - Written by Wariye:
Aniga oo ah Omar Mahdi Hussein waxaan halkan idiinku sheegayaa in aan xilkii aan ka hayey xisbiga ucid iska casilay oo ahaa,xubin Golaha dhexe , Golaha fulinta iyo Jagadii Gudoomiye ku Xigeenka dalka Canada ee Xisbiga ucid.iyo xubinimadii xisbiga ucid. Maanta oo ay tahay bisha December/14/2014 , Sababo la xidhiidha xisbiga islamarkaa aan go’aankan aan gaadhay WA BILLAAHI TAWFIIQ Omar Mahdi Hussein Edmonton,Alberta Canada Wajaale News Related posts:Gudoomiyaha Degmada Tog wajaale Oo Awood iyo Shaadh Dawladeed u Adeegsaday Baabiinta Dhaamka Ilama... “Sababta loogu Ogolaaday Maxamed Cumar Carte Hargeysa, Waxan Filayaa In Ay Tahay....”Siyaasi Cali Gu... DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Shaqaalaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|