ugu horeyn waxan tacsi u dirayaa eheladii uu ka baxay allaha u naxariistee marxuun c/naasir oo ka mid ahaa macallimiinta Dugsiga hoose ee MUJ Mahdi cali,oo maanta rasaas lala beegsaday isla goobtaasna ku geeriyoodey,wax wax lala yaabo noqotey qof rasaasi ku dhacdey oo sakaraada in uu muddo hal saac ku dhow uu yaalo meel banaana oo loo diidey in la qaado,tiiyoo mayorka magaaladu uu qaadey askari dhagax ku dhacay si uu ugu soo daweeyo cusbitaalka gabiley,iyadoo ay ka habooneyd in uu labadaba qaado,taasi waxay sobobtey in uu Marxuunku u dhinto dhiig-bax,
intaa ka dib waxa yimid wafti uu hogaaminayo WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA iyo TALIYAHA BOOLISKA SOMALILAND oo runtii iyagu ka daacad ahaa dajinta xaaladdan,balse waxa ay dadku ka biyo diideen niman la socdey oo gobolku u yaqaano dillaaliinta dhiiga dadka, waa XILDHIBAAN C/LAAHI BLACK iyo WASIIR ABIIB DIIRIYE,wax wax lala yaabo noqotey hadalka uu miidhyaha qaybihiisa kala duwan ka sheegey Xildhibaan c/laahi black ee uu yidhi REER WAJAALE WAXAY CAADEYSTEEN IN AY WAX MAALAA YACNIYA ku soo lugooyaan xukuumadda, isagoo sheegey in aaney u qalmin in waftiga baaxadan lihi waxanoo kale loogu soo lugooyo,billaahi calaykum miyaaney nasiib darro ahayn XILDHIBAAN dadkii soo doortoy oo xaqdaro lagu laayey ku tilmaamey,maalaa yacni iyo waxaan loo baahneyn,runtii hadalkani waxa uu ka cadheysiiyey beeshii uu marxuunkani ka baxay,waxanu hadalkani sobobey in heshiiskii markiisa horeba dhabku sooha ahaa ee xukuumaddu la gashey beesha uu dhicisoobo,waxaney beeshu ka noqdeen heshiiskaasi,waxaney go’aan ku gaadhey kowdii habeenimo in uu waxba kama jiraan yahay heshiiskii hore,islamarkaasna ay beeshu sida uqu dhakhsaha badan uga falcelin doonto iyo cidda ku haboonba marka uu dhammaado aaska marxuunku,waa ayaan darro in ABIIB DIIRIYE IYO C/LAAHI BLACK ay yidhaahdaan reer wajaale falidh jaada ayey ku dhintaan,waxan leeyahay labadooduba halka SH C/CASIIS KABAHA KU BIXIYO AYEY CAQLIGA KAGA YIMAADAAN,waxa haboonaan lahayd in aad soo kaxaysaan SH CABDI C/SIIS si isaga loogala xaajoodo arimahan oo kale,waayo isaga ayey wax ka go’aan,waxanan xasuusinayaa

Wasiirka ARIMAHA GUDAHA IYO TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA IN arintii maanta Wajaale ka dhacdey aaney fari ka qodneyn xalkeeda wixii ka yimaadana ay masuuliyadeeda iska leeyihiin nimankaas
wabillaahi towfiiq
by MUSTAFA SH 4466752