Waxaan bararujinaya shacabka reer Somaliland inaya ka qeyb qaataan maalinta iyada aha ayan muujiyaan dareenkooda
Allaha Deeqsiga Ee Na siiyaya Baan u Xamdi Naqan……..
Bismilaha raxmaani raxiim………
Iyadoo umaad kasta aya leedahaya xili iyaga ku weyn, aya dadka reer Somaliland ay uu leeyihiin maalin u khaas aha ay u dabaldagan qarnimadooda iyo dowladnimadooda ay haystaan.
Hadaba anigo shacabkayaga aan jecelahaya kala qayb qadanayaa , xuskan 18 may waxaan ku cabirayaa dareenkayaga , inan maansadan yar aan ka samayo , iyado aan odhan karoo waa maalinti ugu horaysa oo waxaa tiriyo .
Waxaan bararujinaya shacabka reer Somaliland inaya ka qeyb qaataan maalinta iyada aha ayan muujiyaan dareenkooda faraxadeed , waxaa kalo oo aan
ku bararuujinaya inay nabada , xasiloonida iyo kala danbayantaa ay ilaaliyan , markasta nabadu gacanta ilaahaya bay ugu jirtaa , ayana noqodan kuwii ul iyo dirkood ah .
Waxaa wayaan odhadayu, (Markasta meel kasta xus oo xusuusnow, waa maalinta loo asteeyaya qarnimada jirtanka umadada walalaha ah ee Somaliland) .
Waxaan ugu danbayntii hanbalyayana dowlada heer madaxa , heer wasiir , heer baarlamana , ciidanka galabaka siida kuwaa asluubta , kuwaa xeebta iyo dhamaan shacabka aan ka soo jeedo ee Somaliland gud iyo dibed baa .
Markasta waxaan u mahadnaqayaa ilaahaya weyni ee suurto galiyaya waxaa kasta, marka labada familgayaga aan jecelahaya .
Maansadan waa sidan:
.waxaan hawraarta maansada
. Moosinkan iga dhawaajiyaya
. Waxaa la jooga, waa dabaldagii mayee
. maalinta astaanta qarankiiyo
. calanka tawxiidku uu ku suntanyahaya
. allaha nagu deeqaya ee na siyaya , u xamdi naqaynaa.
. Waxaaye tubta , uu hayaan hanashada ictraafkiyo
. Ay ka helan addunyada dhamaantidiyoo
. Markaad eegtiyo ,xagga kalee
. Waxaay sooryo u tahaya nabadee
. Iyo Meel haleelo iyo hogobee.
. Allaha nagu deeqaya ee na siiyaya, u xamadi naqayanaa.
. Siidigaya waxaan ka baryaya
. Meel suluf iyo colaadiyo
. Surmiyo iyo dhadi, siinada ka xijaabanee
.
. Saadirkay waxaan waydisanyaa
. Dadka dhamaantood , kuwii is jeceliyoo
. Xaasidka dhaliilaha wadan ku celiyaa uunkoodee
. Kana dhiga kuwii dhidib adagiyo .
. Marna cadawgeeda u wiiqmin
. Allaha nagu deeqaye ee na siyaya , u xamadi naqanyaa
Aamin …………….aamin
01/ may/2014
W/Q: Mohamed abdi nour
In Addis Ababa / Ethiopia
Contact: maxamed1993@hotmail.com
Wajaale News
Hargaysa Office