|
|||||
WAJAALE NEWS
Allaha Deeqsiga Ee Na siiyaya Baan u Xamdi Naqan…..Maanso Kusaabsan Xuska 18ka May.
May 17, 2014 - Written by Wariye:Waxaan bararujinaya shacabka reer Somaliland inaya ka qeyb qaataan maalinta iyada aha ayan muujiyaan dareenkooda Allaha Deeqsiga Ee Na siiyaya Baan u Xamdi Naqan……..
Bismilaha raxmaani raxiim………
Iyadoo umaad kasta aya leedahaya xili iyaga ku weyn, aya dadka reer Somaliland ay uu leeyihiin maalin u khaas aha ay u dabaldagan qarnimadooda iyo dowladnimadooda ay haystaan. Hadaba anigo shacabkayaga aan jecelahaya kala qayb qadanayaa , xuskan 18 may waxaan ku cabirayaa dareenkayaga , inan maansadan yar aan ka samayo , iyado aan odhan karoo waa maalinti ugu horaysa oo waxaa tiriyo . Waxaan bararujinaya shacabka reer Somaliland inaya ka qeyb qaataan maalinta iyada aha ayan muujiyaan dareenkooda faraxadeed , waxaa kalo oo aan ku bararuujinaya inay nabada , xasiloonida iyo kala danbayantaa ay ilaaliyan , markasta nabadu gacanta ilaahaya bay ugu jirtaa , ayana noqodan kuwii ul iyo dirkood ah . Waxaa wayaan odhadayu, (Markasta meel kasta xus oo xusuusnow, waa maalinta loo asteeyaya qarnimada jirtanka umadada walalaha ah ee Somaliland) . Waxaan ugu danbayntii hanbalyayana dowlada heer madaxa , heer wasiir , heer baarlamana , ciidanka galabaka siida kuwaa asluubta , kuwaa xeebta iyo dhamaan shacabka aan ka soo jeedo ee Somaliland gud iyo dibed baa . Markasta waxaan u mahadnaqayaa ilaahaya weyni ee suurto galiyaya waxaa kasta, marka labada familgayaga aan jecelahaya . Maansadan waa sidan:
.waxaan hawraarta maansada . Moosinkan iga dhawaajiyaya . Waxaa la jooga, waa dabaldagii mayee . maalinta astaanta qarankiiyo . calanka tawxiidku uu ku suntanyahaya . allaha nagu deeqaya ee na siyaya , u xamdi naqaynaa.
. Waxaaye tubta , uu hayaan hanashada ictraafkiyo . Ay ka helan addunyada dhamaantidiyoo . Markaad eegtiyo ,xagga kalee . Waxaay sooryo u tahaya nabadee . Iyo Meel haleelo iyo hogobee. . Allaha nagu deeqaya ee na siiyaya, u xamadi naqayanaa.
. Siidigaya waxaan ka baryaya . Meel suluf iyo colaadiyo . Surmiyo iyo dhadi, siinada ka xijaabanee . . Saadirkay waxaan waydisanyaa . Dadka dhamaantood , kuwii is jeceliyoo . Xaasidka dhaliilaha wadan ku celiyaa uunkoodee . Kana dhiga kuwii dhidib adagiyo . . Marna cadawgeeda u wiiqmin . Allaha nagu deeqaye ee na siyaya , u xamadi naqanyaa Aamin …………….aamin
01/ may/2014 W/Q: Mohamed abdi nour In Addis Ababa / Ethiopia Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|