|
|||||
WAJAALE NEWS
WASIIRADA WAXBARASHADU SAMSAM CABDI AADAN MAXAY TABASHADA ARDAYDA DAWAYSAA JAAMACADA IYADAA MAAMUSHA ?MALA ODHAN KARAA ARINTA QIIMO KORDHINTA IYADAA KADANBAYSA(FAALO)
April 15, 2014 - Written by Editor:NIN DAWEE LALEEYAHAY DAMBI UU BADHLEEYAHAYXALKA DOON LALEEYAHAY INUU DAARO MA,OGOLA DAARAANTA MIRIRKALE\ ANA DAYSO MA,OGOLI DEEBAAQDA IGU MUDAN(abwaan gaariye HARGEISA(WAJAALENEWS);Waxaa maalmahan ka taagnaa xalad cakiran jaamacada hargeisa university oo dhexmartay wasaarada waxbashada somalilnd iyo ardayda wax ka barata jaamacada hargeisa oo ah jaamacadii qarankan somliland ardaydan ayaa kacabanayay lacag aanay qaadi Karin oo ay mamulka jaamacadu kukordhiyeen ardaydu taasi oo sedex bilood kahor aysidan oo kale diidmo xoogan kaga horyimaadeen ardaydu Hadaba Wasiirada waxbashada samsam cabdi aadan oo leh masuuliyada iyo siyaasada lagu maamulayo waxbarashada Somaliland ayaa ka gabisay roolkii ay kulahayd waxbarashada iyadoo aad moodo inay taageersan tahay habka ay maamul jaamacadu wax u wadaa waxaana kuu cadaynaysa hadalkeedii ay jeedisay mudaharadkii ardayda kadib Wasiiradu waxay kudooday inay ardayda isku ogaayeen sedex bilood kadib inay lacagta iska bixiyaan, Hadana iyadu ay kabixinayso sedexdan bilood ee hore, Su,aashu waxay tahay iswaydiinta mudan hadii ay ardaydu marka horeba iska bixin karayso miyay caban lahaayeen?wixii cabashada keenay ma sedexda bilood ee hore naga bixiya ayay ahayd? Wasiir samsam maxay u tix galin wayday cabashada ardayda.jaamacada ma sheerbay kuleedahay?maxay u difaacaysaa,ee aanay u tixgalinay kuwii masuuliyadu kasaarnayd? Waxa kale oo xusid mudan ardayda waxay tusale ugu soo qaadatay jaamacada golis intaa ayaa laga qadaayee maxay lacabanayaan. Wasiiradu waayaabe jaamacada golisna ma sheerka ganacsi ayay kuleedahay SU,aalahan wajaabahoda waxaan u dhaafayaa akhristayasha Golaha wasiirada xukuumada siilaanyo ayaa mudooyinkan danbe waxaad ka dareemaysaa inay qaadeen jidkii musuqmaasuqa wasiirada ayaa waxa hormod ka ah wasiirada waxbarashada,wasiirka macdanta iyo tamarka ,wasirka warfaafinta iyo qaar kale oo badan
KALA SOCO MUSUQMAASUQA WASIIRADAN OO AANU TAXANE IDINKA SOO DIYARINDOONO SHABAKADA WAJAALENEWS.COM HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM WARIYE M,M,J Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|