|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiir Warancade ooMaanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
April 4, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Wafigii uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay mudo todobaad ah safar ugu maqnaayeen dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti . “runtii waxaan halkan jecel nahay inaan uga mahad celino dawlada jabuuti oo aanu mudo todobaad ah aanu imika ku maqnayn sida wanaagsan ee naloo soo dhaweeyey,runtii waxaanu madaxweynaha jabuuti ismaaciil cumar geele aanu gaadhsiinay fariin aanu ka sidnay madaxweynaha somaliland oo runtii nuxur badan xambaarsanayd ,arimo badan oo labad dawladood ka dhaxeeyana waxaanu runtii aanu ku dadaalnay in si dhaw oo walaal tinimo ah laysaga kaashado waxaan runtii ay ku soo dhamaatay is afgarad qiima leh oo wanaagasan “Ayuu yidhi Wasiir Cali Maxmed Waran Cade. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|