|
|||||
WAJAALE NEWS
SucuudigaMaxkamad-Dil-Ku-Xukuntay-Hogaamiye-Ka-Tirsan-Al-Qaacida.
April 4, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Maxkamada Boqortooyada Sucuudiga ayaa dil ku xukuntay Faris Al-Zahrani oo ahaa hogaamiyihii koox ka tirsan Al Qacida oo weeraro ka gaystay gudaha dalka Sucuudiga. Faris ayaa lagu eedeeyey inuu ahaa ninkii abaabulay weeraro Al Qacida ka gaysatay gudaha sucuudiga sanadihii 2003 illaa 2006. Faris Al Zahrani ayaa lagu qabtay magaalada Abha ee koonfurta Sucuudiga sanadkii 2004 xili la sheegay inuu u baxsanayey wadankaasi Yemen. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|