asc, waxaan salaamaya dhamamn shacabka somaliland iyo warbaahinta
waxan jeclahay in wax yar ka idhaahdo hadalo soo noqnoqnaya oo lagu durayo reer war-cibraan iyo wiilka morgan ee halyeyga ah,
ma og tahay , mooge ,ma ku war, in war-cibraan qatanaa
ma og tahay , mooge, ma kuu war, in wasiiro la,aa
ma ogtahay, mooge , ma kuu war, mudane xildhibaan la la,aa
sida mansada yari sheegayso , waxan u sheegyaa kuwa ka cabanaya Morgan in reer wareedku lahayn wasiir iyo xildhibaan sidaa daraadeed MORGAN wuxu noo matala wasiir iyo xil _dhibaan,
Sidaa daradeed , haddanu nahay qurba joogta reer war- cibraan waaxnu kaa codsanaynaa in aad MORGAN nooga dhigto wasiir awood badan , sidaad la socoto madaxweyne reerku ilaa
dawladdi tuur mar qudha wasiir iyo xildhibaan ma waayin.madaxweyne , waxaanu kaaga mahad celinaynaa dhagax dhigga war cibraan waxanuna u aragnaa xaq u lahayd sida degmooyinka kale ee dhagaxa loo dhigay.
alla mahad leh
mubarak muse abdifadal
sweden
SHABAKADU MASUULKAMA AHA FIKIRKA DADKA WAANA QOR