INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN TALIYIHII HORE EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GENERAL MAXAMED XASAN CABDILAAHI JIDHIF) OO KU HADLAYA MAGICIISA IYO KA QARANKA SOMLILAND WUXUU TACSI UDIRAYAA QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE GAAR AHAAN WUXUU TACSIDAN UDIRAYAA MAXAMUUD XASAN MUUSE IYO AXMED XASAN MUUSE MARXUUMKANA WUXUU ILAHAY UGA BARYAYAA IN JANTU DARSO GEEYO EHEL KIISANA SAMIR IYO IIMAN SAADIQA KASIIYO AAMIN AAMIN
MARXUUM XAAJI AADAN MUUSE WUXUU KAMID AHAA ODAY DHAQAMEEDYADII QAYB LAXAADLE KA QAATAY HALGANKII HUBAYSNAA EE LAGU XORAYNAYAY DALKAN SOMALILAND WUXUUNA KAMID AHAA ODOYAASHII CAGAHA U TAAGAY JAMUURIYADA SOMLILAND DIB UDHISKEEDIINA TAARIIKHDA LAMA ILAAWANKA AH KULAHAA QARANKA
SAMIR IYO IIMAAN AAMIN AAMIN