GANERAL.MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF) WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA SODOGII MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA NASIYE EE GOBOLKA TODHEER | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
GANERAL.MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF) WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA SODOGII MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA NASIYE EE GOBOLKA TODHEER
April 12, 2014 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN   TALIYIHII HORE EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GENERAL MAXAMED XASAN CABDILAAHI JIDHIF) OO KU HADLAYA MAGICIISA IYO KA QARANKA SOMLILAND WUXUU TACSI UDIRAYAA QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE  GAAR AHAAN WUXUU TACSIDAN UDIRAYAA MAXAMUUD XASAN MUUSE IYO AXMED XASAN MUUSE MARXUUMKANA WUXUU  ILAHAY UGA BARYAYAA IN JANTU DARSO GEEYO EHEL KIISANA SAMIR IYO IIMAN SAADIQA KASIIYO AAMIN AAMIN

MARXUUM XAAJI AADAN MUUSE WUXUU KAMID AHAA ODAY DHAQAMEEDYADII QAYB LAXAADLE KA QAATAY HALGANKII HUBAYSNAA EE LAGU XORAYNAYAY DALKAN SOMALILAND WUXUUNA KAMID AHAA ODOYAASHII CAGAHA U TAAGAY JAMUURIYADA SOMLILAND DIB UDHISKEEDIINA  TAARIIKHDA LAMA ILAAWANKA AH KULAHAA QARANKA

 

SAMIR IYO IIMAAN AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS