WAJAALE NEWS

Dhamaan reer xirsi qayre waxay tacsi u dirayaan Caasha baxsane oo hooyadeed ku geeriyootay magaalada gabiley marxuumad DHOOL CISMAAN

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan ilma baxsane oo hoyadood ku geeriyootay magaalada gabiley marxuumad

Aabo jaamac xirsi qayre iyo hooyo mako muuse ibraahim

Cabdi jamac xirsi iyo xaasaskiisa iyo carruursiisa

Maxamed jaamac xirsi iyo caruurtiisa

Rashiid jaamac xirsi iyoxaaskisa

Abiib Jaamac xirsi

Mursal jaamac xirsi

Muxuyadiin jaamac xirsi

Saado jaamac xirsi

Xaliimo jaamac xirsi iyo odaygeeda

Yuusuf jaamac xirsi

Dhamaan reer xaashi xirsi qayre

Dhamaan reer cali xirsi qayre

Dhamaan reer muumin xirsi qayre

Dhamaan reer cismaan xirsi qayre

Nuura cismaan xirsi iyo caruurteeda

Suleekha cismaan xirsi iyo caruurteeda

Axmed cismaan xirsi iyo caruurtiisa

Muuse ciise xirsi iyo caruurtiisa

Iyo dhamaanba reer xirsi qayre waxay dhaleen waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad dhool cismaan iyagoo si gaara tacsidaa ugu diraya caasha baxsane waxay ilaahay uga barayayaan in samir iyo iiman kasiiyo marxuumadana janatul fardowsa geeyo aamin aamin

Waxa kale tacsidaa lamida dirayaa dhamaan reer sheikh ibraahim warsame oo kala jooga dalka gudahisa iyo dibadiisaba oo ugu horeeyo sicid xaaji ibraahim iyo caruurtiisu

SAMIR IYO IIMAAN AAMINAAMIN

Exit mobile version