DAAWO;Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Jawaabay Dhaliilo uu Wargayska Haatuf ka Qoray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Jawaabay Dhaliilo uu Wargayska Haatuf ka Qoray,
April 9, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWS);Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaasi iyo masuuliyiin kale, ayaa beeniyey warar Maalmihii u dambeeyay uu Wargeyska Haatuf ka baahinayey, waxaanu sheegay in wararkaasi ahaayeen Cay, hasa-yeeshee aanay ahayn wax war lagu sheegi karo

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS