DAAWO;Caleemo saarka Caaqilka Cusub Daauud Habane Ducaale oo Maanta lagu Qabtay Deeganka Mashruuca Togwajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Caleemo saarka Caaqilka Cusub Daauud Habane Ducaale oo Maanta lagu Qabtay Deeganka Mashruuca Togwajaale
April 10, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(WAJAALENEWS);Wasiirka Wasarada Warshadaha Soomaliland Abiib Diiriye Nuur ,Xildhibaano Ka tirsan Golaha Wakiilada Soomaliland Iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo ee Magalada Gabiley  ayaa Maanta Ka Qayb Galay Manaasibad Balaadhan oo Lagu Caleemo Saarayay Caaqil Cusub oo ay Yeelanayso Beesha ba Toljeclo oo Ka mida ah  Beelaha Daga Gobolka Gabiley.

Munaasibadasi Lagu Caleemo Saarayay Caaqilka Cusub Ayaa waxa kale oo goob joog ka ahaa saladiin cuqaal oday dhaqameed iyo waliba siyaasiyiin waxana ugu horayn ka hadlay Wasiirka Wasarada Warshadaha soomalilanad abiib diriye nuur
sidoo kale waxa iyaguna halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley xildhibaan c/laahi
WAJAALEN
COMMENTS
LINKS