|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamadda Koonfurta Suudaan oo qirtay in Mucaaradku ka qabsadeen magaaladdii Furaha u ahayd Ceelasha Shiidaalka
April 16, 2014 - Written by Editor:JUBA(WAJAALENEWS);Ciidamadda Dawladda Koonfurta Suudaan ayaa maanta qirtay inmucaaradku ka fara maroojiyeen magaaladda furaha u ah Ceelasha Shiidaalka Dalkaasi ee Bentiu, kadib markii ay ku soo qaadeen weerarkii ugu adkaa muddadii afarta bilood ahayd ee halkaas qul-qulatooyinku ka taagnaayeen. Af-hayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay in ay hore ugu dhaqaaqi doonaan magaalada Bentiu si ay dib ugu qabsadaan ciidamadda mucaaradka ee Riek Machar oo qabsaday markii Ciidamadoodu ka baxeen. Af-hayeenka Ciidamadda dawladda Koonfurta Suudaan Philip Aguer ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in Mucaaradku ay xasuuq ba’an u gaysteen dadka shicibka ah ee magaaladaasi
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Wasaarada Horamarinta Biyaha Oo Soo Kormeertay Mashaariicda Ay Hay,adda Concern World Wide Ka Wado G... Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daah Furay Jaaliyadda East London Ee Somaliland Oo Ka Dhacday Bariga L... Maraykanka Oo Ka Hadlay Sobobta Aanay Ushaacin Magacyada Madaxda Somaliya Ee La Saaray Xayiraada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|