|
|||||
WAJAALE NEWS
Barlamaanka Dalka Jarmalka Oo U Codeeyey In Saraakiil Ciidan Loo Diro Dlka Somaliya
April 5, 2014 - Written by Editor:Munich(Wajaalenews)Baarlamaanka Dalka Jarmalka Ayaa U Codeeyay In Saraakil Milateri Oo Ka Socda Dalkaas Loo Diro Dalka Soomaaliya Si Ay Uga Qayb Qaataan Tababarka La Siinayo Ciidamada Dowladda Federaalka Ee Soomaaliya.
Saraakiisha Milateriga La Diraayo Ayaa Gaaraya 20-Khabiir Oo Kamid Noqonaaya Saraakiisha Milateriga Midowga Yurub Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Mucaaradka Ayaa Kasoo Horjeestay Qorshahan Iyadoo Ay Sidoo Kale Dhaliileen Duqeymaha Maraykanku Ka Geystaan Soomaaliya Oo Ay U Adeegsadaan Diyaaradaha Aan Cidna Wadin (Drones) Oo Ay Sheegeen In Uu Ka Dhan Yahay Sharciga.
Jarmalka Ayaa Tan Iyo Sanadkii 2010 Ka Qayb Qaadanayay Tababarada La Siinayo Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Xilliga Ka Socday Dalka Ugand
Wajaalenews.Net
Xafiiska Wararka Hargeisa Related posts: Madaxweyne Siilaanyo Oo Eheladii Uu Ka Baxay Suldaan Bare Warsame Shire Tacsi U Diray Halkan Ka... Dawladdaha Somaliland iyo Ethiopia Oo Diridhaba Ku Kala Saxeexday Heshiis Dhinacyo Badan+ Qorshihii ... Waxaynu Galay Doorasho ee Maynaan Ahayn Col Is Dilayey iyo Cadow Kala Cad Goosanayey, Waxa Aynnu Aha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|