Arayda Jaamacada hargeisa oo Dhigay Mudaharaad Ay Ku Diidan Yihiin Lacag Lagu Kordhiyey Iyo Ciidan Booliska Oo U Adeegsaday Xabad Nool Nool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Arayda Jaamacada hargeisa oo Dhigay Mudaharaad Ay Ku Diidan Yihiin Lacag Lagu Kordhiyey Iyo Ciidan Booliska Oo U Adeegsaday Xabad Nool Nool
April 13, 2014 - Written by Editor:

hargeisa(WJN)mudaharaad ka dhan ah lacag kordhis lagu sameeyey ardayda jaamacada hargeisa ayaahada ka socda magaalada hargeisa gaar ahaan inta u dhxaysa jamacada hargeisa iyo xarunta gobolka

mudaraadkani ay ardaydu dhigayaan ayaa waxa la sheegayaa in ardayda ka biyo diideen lacag lagu

kordhiyeyy taasi oon ahayn markii ugu horaysay hase yeeshee ay mas,uuliyiinta jaamcadu caadaysteen in ay sanadkasta wax ku biiriyaan ardayda jamcada,

sidoo kale waxa ay ardaydani oo doonayey in ay mudaharadka la hortagaan xarunta madaxtooyada ee magaalada hargeisa ka hor istaagay ciidan ka  booliska oo u adeegsaday ardayda xabad nool nool

 

wajaalnews.net

xadiiska warrarka hargeisa

 

COMMENTS
LINKS