|
|||||
WAJAALE NEWS
AGAASIMAHA MAAMULKA LACAGTA EE WASAARADA QORSHAYNTA CISMAAN JAAMAC OO HANTI DHAWRKA GUUD KUSOO SAARAY MUSUQMAASUQ,BAAHSAN
April 20, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Agaasimaha mamulka lacagta ee wasaarada qorshaynta qaran iyo horumaranta cismaan jaamac ayaa hanta dhowrka guud kusoo saaray lacago fara badan oo uu lunsaday iyo wax isdaba marin baahsan Agaasime cismaan jaamac ayaan soo shaqo tagain mudo afar cisho ah isagoo xafiiskiisiina xidhan yahay Wararka ayaa intaa ku daraya in agaasimahan maamulka lacagtu mudo mudheer soo hayay xilka maamulka lacagta ee wasaarada isagoo khabiir ku noqday musuqmaasuqa iyo lunsiga hanta umada agaasimahan ayaa fakadka ku maqan oo aan wasaarada kasoo xaadirin maalmahana ku dhex meeraysana madaxtooyada dhexdeeda arinta ku dhex dhuumashada madaxtooyada ayaa ah arin ku cusub maamulka dalka WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Laba Musharax Oo Beesha Makaahi... Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Dhalinyaro Uxidh Xidhnay Rabshadihii ka Dhacay Magaalad... Daawo:Sixirbararka Oo Somaliland Meeshii U Xumayd Maraya,Bilashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan,Maci... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|