|
|||||
WAJAALE NEWS
Xarumaha Dawladu Maqaaxiyo Shaahbaa Mise Waa Xafiisyo Dadka Loogu Adeego
March 6, 2014 - Written by Editor:WAJAALENEWS;waana afmiishariin aan hawl-karnimo lahayn hadal mooyee, waxaynu ognahay goobkasto oo ay shaqo muhiimi ka socoto
Astaamaha iyo calaamadaha dawladnimo ayay ka mid tahay xafiisyada iyo xarumaha dawlada oo si habsami leh u shaqaaya isla markaana adeegyada kala duwan u qabta bulshada si ay umadu u hesho wixii ay xaqa u lahayd ugana baahato dawlada, waayo ujeedada xafiisyada ayaa ah in umada loogu adeego, hadday tahay mid nabadgelyo,cashuureed,passport iyo adeegyada kale ee laf-dhabarka u ah dalka iyo dadka,iyadooy sidaas tahay ayaa waxaa qaarka mid ah wasaaradaheenu ay u shaqeeyaan nidaamkaas mid ka soo horjeeda iyadoo aanad garankarin inay xafiistahay iyo inay maqaaxiyo shaah,kaftan iyo goobo lagu sheekaysto oo kaliya tahay, iyadoo dadka joogaa ay u joogaan oo kaliya inay mushaar qaataan oo kaliya balse ayna marnaba ayna niyada ku hayn shaqada ay umada u qabanlahaayeen, W/Q: MAXAMUUD MAXAMED AXMED EMAIL.mmmmahmed770@gmail.com Cellphone:0634166381 HARGEYSA,SOMALILAND COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|