|
|||||
WAJAALE NEWS
Wax ka baro Waayihii Kubada Soomalida Qalinkii xamze jirde .
March 1, 2014 - Written by Wariye:Kubada soomalida ayaa ah mid aan wax macno ah ugu fadhiyin dhalin yarada Somaliland hada waxanu wax yar ka sheekaynaynaa taariikhdii mid ka mid ah dhalin yarada Somaliland sidoo kalena had iyo jeer waxaynu ka hadalnaa ciyaatooyada caalamka miyaanay haboonaynay inaynu ka hadalno Xamse jirde waxuu kubada bilaabay isagoo da yar waxaanu kazoo bilaabay heerka hoose ee kooxaha yar-yar ee ka dhisan magaalada hargeisa ilaa uu ka gaadhay heerka 1aad kooxda solycado oo markaa ahayd heerka 3aad ayuu kazoo biiray xooxyar oo ka dhisan xaafada shacabka xamse waxa uu kusoo biiray kooxda solycado 2005 xamse waxa uu jeclaa in uu waligiiba ku hamiyi jiray in uu mar uun ka garab ciyaaro tobabare badri aadan iyo kooxda solycado waxa uu dhiiri galin ka helay tobabare badri aadan iyo ciyaaryahanada kooxda solycado xamse waxauu kula guulaystay kooxda solycado koobab badan oo qaarkood guulal lama filaana gaadhsiiyay kooxda solycado xamse isagoo u cyaaraya todoba sano kooxda solycado ayaa waxa uu noqday gool hayihii ugu wanaagsanaa kooxda solycado iyo xaafada shacabka xamse jirde waxa uu ka gaadhay kubada cagta heerkii ugu wanaagsanaa waxaana la garab galay tobabaraha kooxda solycado oo imika ah sarkaal ka tirsan ciidanka policeka iyo wasaarada duulista iyo hawada waxa mudnaan gaara leh ciyaaryahanada kooxda solycado oo heerka uu xamse kubada ka gaadhay baal dahaba ka lahaa waxaanay kala yihiin tobabare badri aadan iyo captanka kooxda cadnaan qureeish oo heerka uu xamse soo gaadhay soo gaadhsiiyay xamsekubada wuu sii wadan lahaa lkn waxa soo gaadhay dhaawac halis ah oo ka soo gaadahay garabka bidix isagoo ciyaartii ugu muhiimsanayd ciyaarayawakhtigaa oo ay ahay ramadaan 2012 ka hor intaanu dhaawacmin waxa uu dalabyo kala duwan ka helayay kooxaha ka dhisan caasimada hargeiasa iyo kooxo ka dhisan goboilada dalka oo ay ka mid yihiin gobolka gabilay waxaanu ka doorbiday kooxda solycado iyo cayaaryahanada kooxdaasi heerka aan ka gaadhay kubada waxa qayb libaax ka qaatay oo aan umahad celinayaa 1= tobabare badri aadan 2= captain cadnaan qureeish waxaanan halkan mahad qaaliya oo aan lasoo koobi Karin u diriyaa mulkiilaha kooxda solycado yuusuf daahir oo hada ku sugan wadanka Canad.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|