|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI Dhamaan Hoganka Xusbiga kulmiye Waxay tacsi u dirayaan marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal
March 20, 2014 - Written by Editor:XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND (KULMIYE)
Date: 20/03/2014
Ku: Saxaafadda
Ujeeddo: TACSI
Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaana bahda dhaqanka oo ay ka tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday shil baabuur maanta, Ilaahay marxuumka ha u naxariisto, eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman haka siiyo. AAMIIN…AAMIN…AAMIN
ALLA MAHAD LEH
Xasan siciid yuusuf Xoghayha guud ee xisbiga kulmiye
Related posts:Aqoonyahan Fashiliyay Qorshaha Dawlada jibouti Ku Doonayso In Ay Ceelal Biyo Ah Ka Qodoto Xeebta Say... Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Kenya Oo Ku Kulmay Magaalo Xuduudeedka Mooyaale Iyo Arima... Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo si Qotodheer U Sharaxay Caqabadaha Hortaagan Ansixinta Gobolnimad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|