|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamida Xildhibanada Golaha Degaanka Ee Gobolka Gabiley oo Soo Dhaweeyay Hanti dhawrka Baadhaya Xarunta dawlada hoose Gabiley Baaqana u Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Fara galiyaa Hawlaha Hantidhawrka
March 22, 2014 - Written by Editor:GABILEY (WAJAALENEWS) khamiistii subaxnimadii ayay ahayd markii dawlada hoose ee magaalada gabiley uu ku waabariistay hantidhowrka qaran Somaliland si loo baadho hanti laga lunsaday qasnada dawlada hoose ee gobolka gabiley Arinta baadhitaan ka ayaa waxaa soo dhaweeyay qaarkamida xildhibaanada golaha degaanka e gobolka gabiley hadaba xildhibaanad ayaa aad isoo dhaweeyay hawsha hantidhowrka iyagoo ku tilmaamay inay gudanayaan shaqadii qaran waajibna kasaaran yahay inay sifiican u baadhaan hantida umada ee lalunsaday . Hadaba shabakada wajaalenews oo caawa khadka telefonka kula xidhiidhay qaarkamida xildhibanada golaha deegaanka gabiley oo soo dhaweeyay arinta hantidhowrku ka wado dawlada hoose ee gabiley kuna tilmaay inay dawo u noqondoonto khilafkii golaha degaanka hadii ay shaqadooda sifiican u gutaan,hantidhowrku Xildhibaanada waxaana hadaladoodiii kamidahaa xildhibaan axmed bare siciid kibaar waanu soo dhawynaynaa hantidhowrka waananu taageersanahay inlabaadho xafiisyda dawlada hoose,waxa kaloo sina kahadlay dareekiisa xildhibaan
xildhibaan cumar cali obsiiye aad iyo aad ayaan u soo dhawaynaa aranita baadhista ee kasocota xafiiska dawalada hoose waana arin qaranku u baahan yahay in lays xisaabiyo lana xisaab tamo morankii hore ee gohulu wuxuu ahaa hala xisaabtamo shaqaduna sidii layloo soo doortay ha usocoto goluhu wuxuu leehay go,aan fulin taasina waxaa kow ka ah maayirka ,waxyaalha aan meesha kujirana waxaa kamida in aanu goluhu noqoon mid sacabka uun tuma, ishaysigayaguna wuxu ahaa gaabisbaynu nahaye aynu waxqabano ayuu yidhi xildhiban cali cumar obsiiye Xildhibaan Axmed cali maxamed(sangub) oo isna kahadlay qofkasta masuuliyad ayaa saaran hantidhawrkuna waxay gudanayaan masuuliyadii qaranka u hayeen waxaana u aragnaa inay kamid tahay balanmihii uu madaxwaynuhu umada u qaday ka gole ahaana waxaanu diyaar u nahay in sedexdii biloodba marlana baadho si xoolaha umadu unabad galaan loona xisaabtamo.ayuu yidhi Xildhibaan saygub Waxakale oo sian arintan hantidhawrka soo dhaweeyay xildhibaan caydaruus cabdilaahi sheedaal oo kamida golahadeeganka gabiley aad iyo aad ayaanu usoo dhawaynaa hantudhowrku iyagoo shaqadoodii gudanaya wana waajib saaran qarankan cidkastoo masuuliyad saarantahayna waala baadhayaa hadii wax lagu helana sharciga ayaa lahorgay hadii wax lagu waayana masuul kastaa hawshiisa ayuu gudan ceebna maaha in wax labaadho ee waxa ceeba qofkasta oo baalmara sharciga Guud ahaan dadwayanah reer gabiley ayaa maalmahan aad u hadal hayay arinta hantidhowrku kawadaan magaalada gabiley iyagoo ugu baaqay cidkasta oo faragalin kusamaysa siiba, qaarkamida xukuumada kana soo jeeda gabiley inay fara galinta kadaayaan qolada waxbaadhaysa masuuliyiinta ayaa lagu tilmamaa inay qaybka yihiin musuqmaasuqa ragaadiyay dawlada hoose ee gabiley ISKU SOO WADADUUBOO WAXAA LAGA WARSUGAABA WAA NATIIJADA KASOO BAXDA ARIMAHA BAADHITAANKA MAGACAANTA XILDHIBAANDA 1;XILDHIBAAN CUMAR CALI OBSIIYE 2;XIL AXMEDBARE SICIID KIBAAR 3;XIL CAYDARUUS CABDILAAHI SHEEDAAL 4;XIL AXMED CALI MAXAMED(sangub)
WAJAALENEWS DESK GABILEY OFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudi Usaaray Kasoo Talo Bixinsa Iswaafajinta Mudo Kordhintii Golayaas... DAAWO;Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo kormeer ku soo Mara... Ciidanka Amaanka Somaliland Oo Qabqabtay Xubno Looga Shakiyay Ururka Alshabaab Iyo Tuhunka Doorkii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|