DHamaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan qoyskii I,qaraabadii iyo dhamaan umada somlida gaar ahaan bahda fanka geeridii ku timid marxuum maxamed saleebaam tubeec oo ku geeriyooday dalka garmalka iyadoo lagu aasi doono magaalada Barbara INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN AAAAAAAMIN AAAAAAAAAAMIN
1 SH, Cabdiqaadir jaabir
2;SH, Xasan Cumar Liibaan
3, sh, Ismaill xasan Askar
Sh, Siciid Jaamac Daahir( maydh)
Sh Abikor Ismail
Sh ,Axmed Aadan( Hawd)
GENERAL Maxamed Xasan (jidhif)
SH, Xasan SH, Muxumed Warsame
Yuusuf jaamac xirsi