QAARKAMIDA CULIMADA DALKA SOMALILAND WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMED SALEEBAN TUBEEC | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
QAARKAMIDA CULIMADA DALKA SOMALILAND WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMED SALEEBAN TUBEEC
March 13, 2014 - Written by Editor:

DHamaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi  u dirayaan qoyskii I,qaraabadii iyo dhamaan umada somlida gaar ahaan bahda fanka  geeridii ku timid marxuum maxamed saleebaam tubeec oo ku geeriyooday dalka garmalka iyadoo lagu aasi doono magaalada Barbara INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN AAAAAAAMIN AAAAAAAAAAMIN

 

1 SH, Cabdiqaadir jaabir

2;SH, Xasan Cumar Liibaan

3, sh, Ismaill xasan Askar

Sh, Siciid Jaamac Daahir( maydh)

Sh Abikor  Ismail

Sh ,Axmed  Aadan( Hawd)

GENERAL Maxamed Xasan (jidhif)

SH, Xasan SH, Muxumed Warsame

Yuusuf jaamac xirsi

COMMENTS
LINKS