Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa- Hay’adda FOA u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya+ Sawiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa- Hay’adda FOA u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya+ Sawiro.
March 1, 2014 - Written by Wariye:

Hargaysa(Wajaale News):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa- Hay’adda FOA u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya sidoo kalena ah Madaxa Kenya u qaabilsan ahna Madaxa Geeska ee FOA, Mr. Luca Alinovi iyo Ku xigeenkiisa.

Displaying IMG_0002.JPG

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Wasaaradda Beeraha JSL, Prof. Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Madaxtooyada, Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Mudane, Cabdilaahi Ismaaciil Faarax iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali.

Displaying IMG_0041.JPG

Kulanka ka dibna waxa Warbixin ka siiyey saxaafada Wasiirka Beeraha iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka ugu danbayna waxa halkaasi ka hadlay Luca Alinovi.

Displaying IMG_0044.JPG

Displaying IMG_0005.JPG

Displaying IMG_0023.JPG

Displaying IMG_0029.JPG

Displaying IMG_0030.JPG

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Email:wajalenews@gmail.com

Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS