|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Ceelal Biyood oo Boorma laga warabinayo.
March 3, 2014 - Written by Wariye:
inkastoo socdaalka madaxwayne ku xigeenka iyo waftigiisa aad moodo in ay soo dhawayn loogu tala galay ay wax ka badashay munaasibada furitaanka ceelasha oo si wayn looga dareemay soo dhawaynta dadwayne aad u fara badan oo iyagu u hanqal taagayay in uu jidka wadnaha ee magalada borama soo maro oo iyagu tugnaa jidka hareerihiisa ilaa iyo laga gaadho taaga tuulada goroyo cawl laguna arkayay jidka hareerihiisa baabuurta iyo dadka buux dhaafiyay balse dadkaas ayna ka war qabin munaasibada furitaanka ceelasha oo iyadu ka qayb ahayd socdaalka madaxwayne ku xigeenka balse ay kawar heleen duhurnimadii in madaxwayne ku xigeenka iyo wafitgiisii uu dhinaca bari ee jidka camuud taga uu ka soo galay magalada ugana gudbay hotel rays ,halkaasna uu kaga qayb galay munaasibad qado sharaf ah oo ay u sii diyaariyeen shirkada adeegyada bulshada ee SHABA. Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|