INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN
Dhamaan jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol iyo cardif ee cariga ingiriiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maayirka magaalada gabiley Shucayb Maxamed Muuse iyagoo ka tacsi yadaynaya geeridii ku timid walaashiii MARXUUMAD RUUN MAXAMED MUUSE oo ku geeriyootay magaalada gabiley waxayna uga tacsi yadaynayaan guud ahaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday in ILAAHAY SAMIR IYO IIMAN KASIIYO MARXUUMADANA QABRIGA U NUURO AAMIN AAMIN
CABDIRAXMAAN (HINBIRO) BRISTOL UK