wuxuu Salka ku hayaa badownimo iyo cawaanimo, waxa loo baahan yahay i ay culimada oo kaashanaya Hadba xukuumada jirta
Inbadan waxan maqla Hebel wuxuu ku dhintay godob, taas oo macnaheedu yahay qof xaq daro ku dhintay, Bilaa sabab ku dhinaty, danbi aanu lahayn ama waxba ka ogayn naftiisa ku waayay, waxay Kaloo i badan dhagahaygu maqlaan WACYI Galin, wacyi galinta qaadka, xashiishka, tuugta, gudniinka qiima dhimista guurka, HIV iyo waxyaalo grönkål oo Badan, Hadaba somalidu waxay ku maahmaahi jirtay Oodo dhacameed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa, waxay ahayd wacyigalinta UGU horaysa oo UGU mihiimsan inay noqoto dhiig joojinta Dadka Innocent ka ah een iyagoon waxba gaysan loo dilo ama loo aaneeyo dil uu Gaystay mitten gacan ku dhiile ah, waa Arin aad u lura Xun oon diinta isalaamka iyo Aadamnimo meelna ka soo galayn, waa
dhaqan aad u lura Xun oo jaahilnimo ah, wuxuu Salka ku hayaa badownimo iyo cawaanimo, waxa loo baahan yahay i ay culimada oo kaashanaya Hadba xukuumada jirta ka hawl galaan una sheegaan Dadka i qofkii Dila qof aan danbi Lahay inuu yahay dhagar qabe ilaahayna ka saamaxayn marnaba dhiigaas Isla markaana yahay gacan ku dhiigle i Dadka la fahansiiyo weeye i gacan waliba danbigay gaysato iyada loo soo qabto ciqaabteedana l
a mariyo lkn ay xaaraan tahay i qof Bila danbi ah looga Aar gudo qof grönkål danbigii uu Gaystay, WABILAAHI TOWFIIQ
By Abwaan fardowsa nuura
joofane1@hotmail.com
Wajaale News
Hargaysa Office
Email:wajalenews@gmail.com