|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaaraddii Malaysia Ee Ay Saarnaayeen 239 Rakaab Ah Oo Wali La Laayahay.
March 10, 2014 - Written by Wariye:
Kooxaha gurmadka oo wata diyaarado iyo maraakiib ayaa baaritaano kawada badda koonfurta Shiinaha. Diyaarado iyo maraakiib caalami ah oo tiro badan ayaa ka qeybqaadanaya baaritaanka diyaaraddan. Waxana ay badi goobayaan diyaaradii la waayay ee ka duushay Malaysia una socotay Shiinaha. Balse ma jiraan cadaymo muujinaya in waxa diyaaradu aragtay ay yihiin burburka ama raqda diyaaradii la waayay. Diyaaradaasi oo ay saarnaayeen 239 ruux iyo shaqaalihii diyaarada ayaan ilaa hadda la ogayn halka ay ku dambaysay.
Wahel Ka Dhigay Wajaalenews Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|