BORAMA(Wajaalenews) Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland eng.c/raxmaan c/laahi ismaaciil saylici ayaa waxa safar ku tagay magaalada borama isagoo mashariicna xadhiga ka jaray wadada isku xidha istaanka hargaysa iyo guriga martida ee magaalada borama oo dhareerkeedu dhan yahay 1km iyo badh
WAJAALENEWS DESK
BORAMA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM