|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: 4 Carruur Ah Oo Hooyadood Gaadhi Ku Qaaday Ka Dibna Badwayn Badhtanka U Dhigtay Oo La Badbaadinayo.
March 8, 2014 - Written by Wariye:
Haweenaydan oo markii danbe la qabtay Ayaan iyadu muujin wax calaamado cadho iyo dagaal ka muuqdo, hasa yeeshe mid ka mid ah carruurteeda ayaa isaga oo qaylinaya inta uu daaqada madaxa kala soo baxay, ku qayliyay, noo gurmada xalaad adag baanu ku jinaa oo Hooyadayo ayaa nagu wado dhimasho. Carruurtan oo mid ka mid ah da’diisu ahayd 22-bilood ayaa loo qaaday xarun carruurta lagu daryeelo, halka hooyadoodna laga geeyay cusbitaal lagu baadho si looga hubiyo inay Maskaxda ka xanuunsanaysay iyo in kale, ilaa walina lama cadayn sababta kaliftay
Wajaale News Related posts:DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Ciro La Kulmay Safiirka Somal... Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Talooyin Muhiim Ah Usoo Jeediyay Hogaanka Xisbiga Wa... DAAWO ; Weftigii Uu Hogaaminaayay Wasiirka Madaxtooyadu Oo kulan is Xog Waraysi ah Iyo Dabaal dega 2... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|