WAJAALE NEWS

Caruusad Dishay Ninkeedii Xilli Ay Ku Jireen Bishii Ugu Horaysay Ee Arooskooda

WAJAALENEWS;Caruusadan oo kasoo jeeda dalkaasi Masar ayaa dishay ninkeedii iyadoo ay daldashay ninkeedii  waxaana caawiyey walaalkeed mar ay ku jireen aqalgalkii,iyadoo sheegtay in aanay jeclayn ninka la aqalgalay.
Caruusadan ayaa u sheegtay bileyska dalka Masar in lagu qasbay ninkan inay guursato sidaa awgeedna ay qorshaysatay inay disho ninkeeda sababtoo ah lama noolaan karo isaga.
Wargaysyada dalkaasi ayaa sheegaya in bileysku xabsiga dhigey Bashayer  waa caruusada magaceeda,waana 23 jir, iyo walaakeed oo 22 jir ah laguna eedeeyey inay ku dileen ninkaasi aqalkiisa oo ku yaalla magaalada  Al Sharqiya
Exit mobile version