|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Oo Gaadhay Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Gabiley.
March 13, 2014 - Written by Editor:GABILEY (WAJAALENEWS);Wafti Uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Eng: Cabdilaahi Ismaaciil Faarax , Oo Ka Kooban Masuuliyiinta Hayadda Adra Iyo Saraakiil Ka Mid Ah Wasaarada Beeraha Ayaa Manta Socdaal Wac-yigalin Ah Ugu Baxay Gobolka Gabiley. Waftiga Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Ujeedada Socdaalkoodu Waxay La Xidhiidhay U Diyaar garowga Xili Roobaadka , Isla Markaana Waxay Shan Tuulo Oo Ka Tirsan Gobolkaasi Gabiley Ay Gaadhsiiyeen Qalabka Beeraha Ee Gacanta Lagaga Shaqeeyo, Siidh. ,Moosas Loo Xidhayo Iyo Saacado Qodaal Ah Oo Lacag La’aan Ah . Tuulooyinkaasi Waxaa Ka Mid Ah Galaada, Ceel Giniiseed, Qudhaco, Kama Sure, Iyo Dhul Beereedka Dooxaha Agamsaha . Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Eng: Cabdilaahi Ismaaciil Faarax Ayaa Kula WAJAALENEWS DESK GABILEY OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deegaanka. Siyaasi Cali Warancadde Oo Sheegay In Talo Xumadii Iyo Damacii Farmaajo Kusoo Biyo Shuban Doono Laba... Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Caddeeyey Doorka Sharci Ee Golaha Wakiilladu Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|