|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxaanu-U-Sacaba-Tumaynaa-Qaan-Gaadhnimada-Golaha-Guurtida Madaxweynaha-Somaliland.
February 22, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa markii uu dhammaaday khilaafkii golaha wakiilada Somaliland, wuxuu soo jeediyay in wada jir loo shaqeeyo.
Md. Siilaanyo, ayaa farriin kooban oo khamiistii la geliyay barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku ammaanay golaha guurtida Somaliland. “Khilaafkii siyaasadeed ee golaha baarlamaanka waa la xaliyay. Wada jir ayaynu hore ugu sii socon karnaa. Waxaanu u sacabo tumaynaa qaan-gaadhnimada golaha guurtida.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi, qoraalka la geliyay barta uu ku leeyahay twitterka. Golaha guurtida Somaliland ayaa Arbacadii xaliyay khilaafkii golaha wakiilada oo saamayn ku yeeshay amniga guud ee Somaliland. WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;wajalenews@gmail.com
Related posts:Gudomiyaha Jamacada Alpha Abdirahman Mohamed Maal Waxa Uu Tacsi Udirayaa Qoyskii Qarabadii Uu ka bax... DAAWO; Barnaamijka Goob-Joog Iyo Xog Waranka Rashiid Jaamac Dhari Ee Halgankii Dib Uxoraynta Somalil... DAAWO: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Komiishanka Ku Wareejisay 2-dii Milyan Ee U Danbeeyay Ee Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|