INAA ILALAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUN.DHAMAAN CULIMADAN HOOSKU QORANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND IYO QOYSKII EHELKII UU KA BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIEY MADAR OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA LAGUNA AASAY GABILEY GAAR AHAAN TUULADA LOO KA,AROR. WAXAYNU U RAJAYNAYAA IN ILAAHAY GEEYO JANATU FARDUUSA, QOSKIISANA KASIIYO SAMIR IYO IIMAN AAMIN AAMIN
1; SH, Axmed Nuur Odowaa
2;SH, Axmed Maxamuud Ibraahim (SH,A,gobyaray)
3;sh, Ismaciil Muxumed Ibraahim
4;SH, Nuux Obsiiye Gaboobe
5;SH, cabdiqaadir carab warsame
6; Awnuur Aamin Ismaaciil
7;Aadan Maxamuud Diiriye(Aadan rush)
8;Axmed Xasan Odowaa
9;Siciid Ducaale Diiriye
10; Najiib sh, cabdikariim xaaji maxamed
11;Maxamuud Cabdi Buraale
12.Macalin Cumar Dhinbiil
13.SH Xasan Cumar Liiban