TACSI ;DHAMAAN CULIMADANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARAABADII U KA BAXAY MARXUUM AW DAAHIR DUGSIIYE MADAR | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI ;DHAMAAN CULIMADANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARAABADII U KA BAXAY MARXUUM AW DAAHIR DUGSIIYE MADAR
February 27, 2014 - Written by Editor:

INAA ILALAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUN.DHAMAAN CULIMADAN HOOSKU QORANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND IYO QOYSKII EHELKII UU KA BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIEY MADAR OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA LAGUNA AASAY GABILEY GAAR AHAAN TUULADA LOO KA,AROR. WAXAYNU U RAJAYNAYAA IN ILAAHAY GEEYO JANATU FARDUUSA, QOSKIISANA KASIIYO SAMIR IYO IIMAN AAMIN AAMIN

1; SH, Axmed Nuur Odowaa

2;SH, Axmed Maxamuud Ibraahim (SH,A,gobyaray)

3;sh, Ismaciil Muxumed Ibraahim

4;SH, Nuux Obsiiye Gaboobe

5;SH, cabdiqaadir carab warsame

6; Awnuur Aamin Ismaaciil

7;Aadan Maxamuud Diiriye(Aadan rush)

8;Axmed  Xasan Odowaa

9;Siciid Ducaale Diiriye

10; Najiib sh, cabdikariim xaaji maxamed

11;Maxamuud Cabdi Buraale

12.Macalin Cumar Dhinbiil

13.SH Xasan Cumar Liiban

COMMENTS
LINKS